sunglasses
Men
Ray Ban Sunglasses
$19.00
$29.00
The Perfection
Ku soo jiidasho leh oo tayo sare leh, muraayadahan waa nooc ka mid ah Ray-Ban oo lagu yaqaan adkaysi iyo naqshad casri ah.
???? Faahfaahin:
Midab: Brown + Gold (isku dhaf aad u soo jiidasho leh)
Frame: Bir adag oo raaxo leh
Lens: Ka difaacaya qoraxda (UV protection)
Naqshad: Stylish & modern – ku habboon rag iyo dumarba
Ku fiican isticmaalka maalinlaha ah iyo safarada
???? Faa’iidooyinka:
Waxay ilaalinayaan indhahaaga marka qoraxdu kulushahay
Waxay ku siinayaan muuqaal soo jiidasho leh oo classy ah
Aad u fudud oo raaxo leh marka la xidhanayo
visibility
16 views
favorite
0 likes
verified
Certified Optics
local_shipping
Global Express