Professional Supra Urban Style Eyeglasses
optical frames Men

Professional Supra Urban Style Eyeglasses

$29.00

$38.00

IN STOCK (20 available)

The Perfection

???? Muraayad Casri ah – Half Frame Style (Smart Look) ????

Ma rabtaa muuqaal professional iyo classy ah? ????
Muraayaddan waa half frame (hoose furan) oo aad u casri ah, waxayna ku siinaysaa style dadka soo jiita.

✨ Faa’iidooyinka:
???? Naqshad khafiif ah – raaxo badan marka la xirto
???? Half frame – muuqaal nadiif ah & modern ah
???? Midab madow – ku habboon dhar kasta
???? Aad ugu fiican shaqo, xafiis & arday
???? Ku habboon rag & dumarba

???? Smart look – qofka xirtaa wuxuu u muuqdaa mid nidaamsan oo kalsooni leh
???? Quality fiican – adkaysi iyo isticmaal dheer

visibility 18 views
favorite 0 likes
verified Certified Optics
local_shipping Global Express